đăng ký là cần thiết để xem video này.

Doorka Volume-ku Uu ka qaato Jihaynta Suuqa || The Role Of Volume in Directional Bias ||

73 Lượt xem
ram256
ram256
09/10/24

Muuqaalkan Waxa uu Si kooban uga jawaabayaa Arrinta ah Doorka uu Volume-ku ka qaato Jihaynta Suuqa 📊✅

Mawduucaan oo runtii intii Mudo ahaydba aad iga codsanayseen in aan Muuqaal oo u gaar ah aan ka samayno maadaama aan Webinars-ka dhexdooda si faah faahsan mar mar badan ugu sharaxnay ayaa ah qodob Si lamid ah Price Action-ka isaguna saamayn dhan walba ah ku leh dhaq-dhaqaaqa suuqa iyo Wakhtiyada ay fursaduhu diyaar noqon karaan, iyo fahamka Jihooyinka suuqu u jeedsan karo ✍🏾▶️


🫱🏻‍🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts🙌🏾

✅ Instagram:
https://www.instagram.com/moalimuu/

✅ Wesbsite:
https://moalimuufx.com/

✅ Discord:
https://discord.gg/qp5FRXgHDw

Cho xem nhiều hơn

0 Bình luận Sắp xếp theo

Không có bình luận nào được tìm thấy

Tiếp theo