ใ“ใฎใƒ“ใƒ‡ใ‚ชใ‚’่ฆ–่ดใ™ใ‚‹ใซใฏใ‚ตใƒ–ใ‚นใ‚ฏใƒชใƒ—ใ‚ทใƒงใƒณใŒๅฟ…่ฆใงใ™ใ€‚

Doorka Volume-ku Uu ka qaato Jihaynta Suuqa || The Role Of Volume in Directional Bias ||

73 ใƒ“ใƒฅใƒผ
ram256
ram256
09/10/24

Muuqaalkan Waxa uu Si kooban uga jawaabayaa Arrinta ah Doorka uu Volume-ku ka qaato Jihaynta Suuqa ๐Ÿ“Šโœ…

Mawduucaan oo runtii intii Mudo ahaydba aad iga codsanayseen in aan Muuqaal oo u gaar ah aan ka samayno maadaama aan Webinars-ka dhexdooda si faah faahsan mar mar badan ugu sharaxnay ayaa ah qodob Si lamid ah Price Action-ka isaguna saamayn dhan walba ah ku leh dhaq-dhaqaaqa suuqa iyo Wakhtiyada ay fursaduhu diyaar noqon karaan, iyo fahamka Jihooyinka suuqu u jeedsan karo โœ๐Ÿพโ–ถ๏ธ


๐Ÿซฑ๐Ÿปโ€๐Ÿซฒ๐Ÿฝ๐Ÿ™Œ๐Ÿพ My Social Media Accounts๐Ÿ™Œ๐Ÿพ

โœ… Instagram:
https://www.instagram.com/moalimuu/

โœ… Wesbsite:
https://moalimuufx.com/

โœ… Discord:
https://discord.gg/qp5FRXgHDw

ใ‚‚ใฃใจ่ฆ‹ใ›ใ‚‹

ใ‚ณใƒกใƒณใƒˆใŒใ‚ใ‚Šใพใ›ใ‚“

ๆฌกใซ