
đăng ký là cần thiết để xem video này.
Fundamental Analysis |Part 2| (Doorka Bangiga dhexe -The Role of Central Bank-)
Muuqaalkaan oo noqonaya Midkii Labaad ee Muuqaalo Taxane ah oo aan doonaya in aan kaga hadlo Mawduuca Fundamental Analysis iyo Sida aad samayn lahayd taxliilin dhaqaale iyo fahamka wararka suuqa saameeya.
Qaybtaan waxaan si gaar ah ugu dul istaagaynaa qaabkii aad u taxliilin lahayd una fahmi lahayd Doorka Bangiga dhexe uu ka qaato saamaynta lacagta dalalka aan trade garyano
🔊 🔔 Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran YouTube-keena MoalimuuFX ✅
https://discord.gg/c4q54QcNup
🫱🏻🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts
✅ Instagram: https://www.instagram.com/moalimuu/
✅ TikTok: https://www.tiktok.com/@moalimuufx
✅ Wesbsite: https://moalimuufx.com/
✅ Discord: https://discord.gg/c4q54QcNup
-
Loại
Không có bình luận nào được tìm thấy